Wararkii ugu dambeeyay - somaliradio.net

War Deg Deg ah:Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa DKMG oo goor dhaw la wareegay Magaalada Baydhabo(Warbixin)
War hadda naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Ciidamada iskaabaya ee DKMG iyo kuwa itoobiya la wareegeen magaaladaasi iyadoona Shbaab laga saaray. Xaalada waa mid dagaal waxaana laga baqdin qabaa in Shabaab ay weerar 22nd Feb 2012

Dhageyso Warbixin Somali Radio ka diyaarisay Shirka London Berri ka Furmaya.
Wariye Xasan C/llaahi ayaa soo jeedinaya oo kusugan Johannesburg K/africa 22nd Feb 2012