Madaxweyne Shariif oo galabta la kulmaya Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kuwait
Views:88 | Monday, May 7th, 2012 | By SOMALIRADIO
Kuwait:- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sh Axmed oo ku sugan dalka Kuwait aya la filayaa in galabta uu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas, iyagoo wararka ay sheegayaan in hada ay socoto qaban qaabada madaxweynaha ay ku soo dhaweynayaan Jaaliyadaas.
Madaxweyne Shariif ayaa u tagay dalka Kuwait howlo shaqo isagoo kulamo la qaatay madaxda ugu sareysa dalka,w axaana uu hada wadaa inuu la kulmo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool Kuwai, isagoo laga sugay inu ka warbixiyo halka uu xaalka dalka marayo.
Shariif ayaa waxa uu hada wadaa Olole uu dib ugu soo laabanayo xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya, isagoo goor hore sheegay inuu yahay musharax u taagan jagada hada uu hayo inuu mar kale qabto.
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa waxa ay war bixin siin doonaan madaxweynaha iyagoo meesha ku kala war qaadan dona, wuxuuna hada madaxweynaha wadaa in dalka uu dib ugu soo celiyo Soomaalida aduunka u kala xarartay madaamada uu hada dalka sidi hore dhaamo.
Kualnkan wixii ka so baxa waxaad kala socon kartiin wararka dambe e Somaliradio.net
Xafiiska wararka Somaliradio.net Kuwait
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
