Mahiga oo warqad u diray Qurba Joogta Soomaliyeed , maxay tahay ku saabsan tahay Warqada.
Views:87 | Tuesday, July 10th, 2012 | By somaliradio.net
Danjiraha Xogayaha QM u qaabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa warqad waxa uu u diray Qurba joogta Soomaaliyeed , isagoo warqada kaga hadlay arimaha dalka Soomaaliya uu waramayo iyo xaalada dalka uu ku jira.
Mahiga ayaa sheegay in dalka soomaaliya uu marayo meel wanaagsan , isagoo sheegay in xiligi loogu talo galay in looga baxo KMG looga baxayo oo waqti kale aan lagu dareynin.
Warqada uu qurba joogta u diray Mr Mahiga ayaa waxaa uu u sheegay inay wax badan iska badaleen xaalada dalka , wuxuuna soo hadal qaaday in ciidamada DKMG iyo kuwa AMISOM ay gaaareen guulo badan kana qabsadeen dhul balaaran oo horey ay alshabaab uga talin jireen.
Sidoo kale Mahiga waxaa uu sheegay in 20 Agoosto ay dhaqan gali doonto Dolwada Cusub ee imaaneuysaa taasoo ahayn KMG , waxaana uu sheegay inaan la aqbal;i doonin in la sameyo dib u dhac dambe.
Mahiga ayaa waxay ay inta badan soomaalida u arkaan nin aan daacad ka ahayn arimaha soomaaliya, waxaana hada uu muujinayaa inuu daacad ka yahay arimaha iyo xaalada dalka uu ku jiro.
Waa marki u horeysay oo u Mahiga warqad u diro qurba joogta soomaaliyeed , taasoo uu kaga warbixinayo xaaladaha dalka uu marayo, waxaana uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan dib u dhiska dalkooda iyo dadkooda iyo sidi loo heli lahaa Dowlad buuxda.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
