Kenya oo wacad ku martay inay soo afjari doonto argagaxisada.
Views:87 | Sunday, July 22nd, 2012 | By somaliradio
Doaladda Kenya ayaa tilmaamatay inay ladagaalami doonta ururada argagixiso ee doonayo inay dhibaateeyaan dalka Kenya.
Dowlada Kenya ayaa xaqiijisay in ciidamada amaanka dalka ay heegan sare ku jiraan si ay uga hortagaan weeraro argagixiso oo dalka Kenya gudihiisa ka dhaco.
Madaxwayna ku xigeenka dalka Kenya Kalonzo Musyoka ayaa waxa uu wacad ku maray in dowlada Kenya aysan isu dhiibi doonin argagixisada ayna la dagaalami doonto inta ay ka afjarayaan Bariga Africa.
Musiyka ayaa ugu baaqay shacabka Kenayn ah in ay gacan siiyaan laamaha amaanka ayna wixii macluumaad ah u soo gudbiyaab .
Hadalka madaxwayna ku xigeenka dalka ayaa ku soo beegmaya xili ay soo baxday digniin cusub oo ku saabsan weeraro argagixiso.
Dowladda Kenya ayaa ciidamo u dirtay dalka Somaliya Bishii octobar ee sanadkii hore, iyadoo markaasi dooneysay inay iska fogeyso halista ay argagixisada ku hayeen Kenya.
Sababta keentay inay Kenya ciidamo u dirto Somaliya waxay ahayd kagadaal markii ay Al-shabaab ku eedeysay inay ka dambeysay weeraro iyo afduubyo ka dhacay gudaha Kenya gaar ahaa gobolada ku dhow Somaliya.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
