Laba qof oo bam gacmeed wato oo pooliska Kenya qabteen.
Views:103 | Sunday, July 22nd, 2012 | By somaliradio

Laba nin oo loga shakisanyahay in ay ak mid yihiin kooxaha argagixisada ayaa lagu qabtay iyaga oo wato laba banba gacmeed dagmada Kitale, sida ay Pooliiska Kenya sheegen.

Taliyaha pooliiska ee gobolka Rift Valley ee dalka Kenya, John Mbijiwe ayaa waxa uu sheegay in labadani nin ee laga shakisanyahay la qabtay iyaga oo saarnaa bas ku soo jeeday magaalada tan nairobi .

Taliyaha ayaa intaa ku daray in labadani nin ee lagu qabtay banbaanooyiinak ay qorshaynayeen in ay Nairobi ka fuliyaan weeraro argagixisoa.

Ragani laga qabtay dagmada Kitale ayaa waxa imika lagu wareejiyay waaxda la dagaalanka argagixisada ee Kenya si su’aala loo waydiiyo .

http://www.youtube.com/watch?v=tzbXZGClXk0&feature=plcp  

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012