Voula Papachristou, oo ciyaaraha London laga saaray kadib markii ay qoraal ku daabacday Twitter ka.
Views:83 | Thursday, July 26th, 2012 | By somaliradio
Voula Papachristou oo ka tirsaneyd kooxda dalka Greece uga qeybgaleysa cayaaraha olombikada ayaa loo diiday inay tartanka ka qeybgasho, kaddib markii ay qoraal cunsiriyad xambaarsanaa ku wadaag-tay bogga ay ku leedahay Twitter.
Papachristou oo ah gabar 23 jirka ah ayaa sidoo kale lagu eedeeyay inay qoraal ay kaga hadleyso doorashada siyaasadeed ee dalka Greece ay horey ugu wadaagtay boggeeda Twitter, waxaanay guddiga olombikada Greece ay go’aansadeen in laga saaro tartanka oo ay booddada dhexe ka qeybqaadan laheyd.
Voula Papachristou ayaa raali-gelin ka bixisay falka cunsirinimo ee ay ku kacday, iyadoo ku tilmaaantay inuu ahaa mid qalad ku dhacay.
Ereyada ay ku qortay twitter ka waxaay ahayd "Africaan badan oo kunool dalka Greece, ugu yaraan wobiga Nile ka galbeed kineecada ku nool ayaa cunno ka dhigan doonto"
Macallinka cayaaryahannadda iyo qoyskeeda ayaa ka xumaaday in Papachristou laga reebo cayaaraha olombikada London oo ah dhacada isboorti ee ugu weyn marka laga soo tago koobka addunka.
Qaban qaabiyeyaasha cayaaraha olombikada London ayaa ku dedaalaya inay ka hor tagaan falalka cunsurinimo ee laga yaabo in lagula karo dadka madow.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
