Qarax ka dhacay meel ku dhow Xarunta uu ka socdo shirka Ergada ansixinta Dastuurka.
Views:77 | Friday, July 27th, 2012 | By somaliradio

War haatan na soo gaaray ayaa sheegayo in goordhow uu qarax xoogan ka dhacay meel u dhow Xarunta Tababarka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee iskool Bolosia ,halkaas oo lagu qabanayo shirka Ansixinta dastuurka Cusub.

Qaraxa oo ahaa mid si weyn loo maqlay ayaa ay ka dhacay isgoyska Sheelare ee magaalada Muqdisho oo u dhow Xarunta uu shirka ka Socdo ee Iskuul Buluusiyo ee degmada Xamar-jabjab ee Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa la sheegyaa in uu ahaa miino dhulka lagu aasay oo la doonayay inn lala beegsado Ergada ka qeyn galsyaShirka ,ilaa iyo hada lama oga Qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012