Haweeney Diplomaasiyad Itoobiyan ah oo London lagu xukumay.
Views:87 | Friday, August 3rd, 2012 | By somaliradio
Haweenay Siyaasiyad ah (Ethiopian diplomat woman) kana tirsan Safaaradda Itoobiya ee ku taalla Maraykanka Magaaladda Washington ayaa lagu qabtay Iyadoo si dhuumasho ah ku galinaysa London Daroogadda loo yaqaan “ Cannibas”
Haweenayddan oo lagu magacaabo Amelework Wondemagegne ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaraddaha ee London Heathrow Airport.
Haweenayddan ayaa isku daysay Inay isku difaacdo maadaamo tahay Siyaasasid ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya balse ay socon waysay arrintaas.
Maxkamadda ku Taalla Galbeedka London ayaa la saaray waxaana Lagu Xukumay 33 Bilood oo Xarig ah.
Haweenayddan ayaa lagu qabtay 56 kilograms (123 pounds) oo ah Daroogadda loo yaqaan Cannibas.
Haweenadan ayaa ka shaqaysa Safaradda Itoobiya ee Maraykanka waxayna dhashay Labba Ilmood waxay u sheegtay Maxkamadda In waxay waday ahayd Bas-Baas Iyo Hillib balse Maxkamadda ayaa ka diiday.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
