AMISOM oo hub ka dhigis ku sameyneyso dadka degan Nawaaxiga Muqdisho.
Views:102 | Friday, August 3rd, 2012 | By somaliradio
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay Magaaladda Muqdisho iyo nawaaxigeeda ay ka bilaabeen howlgalo hub ka dhigis ah ,kaasoo ka dhan ah kooxaha hubaysan oo dhaca iyo dil u gaysta dad shacab ah.
Wararka waxeey intaasi ku darayaan in howlgaka xoogiisa uu saaka ka soconayo inta u dhaxayso Muqdisho iyo Afgooye oo xiliyadii u dambe eyay ay ku sii badanayeen kooxo hubeysan oo dhibaatooyin xoogan ku hayo dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanada u dhaxeeyo Muqdisho iyo Afgooye.
Howlgalkaan ayaa lagu soo qabtay kudhawaad 30 askari oo ka tirsan Maleeshiyaad hubaysn ,kuwaasi oo ku labisnaa dharka ciidamada Dowlada KMG,Waxaana la sheegayaa in labo Askari oo ku labisnaa dharka Ciidamada lagau toogtay deegaanka Xaawo Cabdi ,kadib marlkii ay ka madax adeegeen in ay dhigaan hubka.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
