Duqeyn ka dhacday Duleedka Muqdisho oo Saraakiil Al-shabaab ka tirsan ku dhinteen.
Views:77 | Friday, August 3rd, 2012 | By somaliradio
Duqeyn loo adeegsaday diyaarad nooca aan duulliyaha lahayn ee Drones, ayaa lagu soo waramay in lagu dilay 6 ka tirsan Malleeshiyada Al-shabaab, halka 10-kalena lagu dhaawacay.
Telefishinka Press Tv ee laga leeyahay dalka Iran, ayaa sheegay inay xubno ka tirsan dowladda Somalia u xaqiijiyeen inay mid ka mid ah diyaaradaha aan duulliyaha lahayn ay gantaal ku duqeysay goob ay Malleeshiyada Al-shabaab kaga sugnaayeen deegaan dhinaca K/bari kaga toosan Degmadda Afgooye ee duleeedka magaalladda Muqdisho.
Telefishinku, waxa kaloo uu sheegay inuu weerarkan yimid hal maalin kadib, markii ay diyaaradaha Drones-ka ee Maraykanka duqeeyeen goob ku taalla bariga Somalia, kuna dileen 25-qof, waa sida uu Press TV baahiyey.
Ma jiraan warar madax-bannaan oo Warka Press TV xaqiijinayo.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
