Burcad Badeedda oo Malaayin Dollar ku doonayo Xildhibaanimo.
Views:73 | Friday, August 3rd, 2012 | By somaliradio
Waxaa maalmahaan dambe magaalada Muqdisho kusoo qul qulaaya rag badan oo burcad badeed soomaali ah misane wata jawaano lacag ah si ay u helaan kuraasta baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyagoona kulamo gaar gaar ah la qaadanaaya Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed.
Waxaa qaali noqday qiimaha lagu degaayo hotelada magaalada Muqdisho ka dib markii burcad badeeda ay ku kireesteen lacago aad u badan, iyadoona sidoo kale magaalada oo dhan laga dareemaayo xod xodashada ay wadaan burcad badeeda soomaalida.
Waxaa la sheegayaa in Odayaasha ay ku indha daraan darayaan lacago aad u badan misane kumanaan gaareeysa oo loo balan qaadaayo in lasiinaayo hadii burcad badeeda ay u ogolaadaan inay noqdaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya lasoo dhisi doono.
Xod xodashada burcad badeeda ayaa meesha waxay ka saareeysaa siyaasiin badan oo aan heeysan wax qarash ah misane raba inay ka mid noqdaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
Hadaba waxaa isweeydiin mudan Odayaasha dhaqanka ma waxaay fiirin doonaan kumanaanka doolar ee burcad badeeda la wareegeeyso mise aayaha dalka ayeey ka talin doonaan oo waxay soo xuli doonaan rag aqoon sare leh si dalka dhibka looga saaro.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
