Qarax Hal qof oo ku dhintay oo xaafada Somalida ee islii ka dhacay.
Views:95 | Friday, August 3rd, 2012 | By somaliradio

hal qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay xaafda islii gaar'ahaan section 3 waxaana qaraxaasi laga maqlay qayb kamid ah xaafada Somalida degto ee islii ee kamid ah magaalada nairobi.

qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow saldhiga ciidamada cirk aee moi air base oo ku yaala xaafada islii ee Nairobi.

madaxa booliska Nairobi Antoony kibubi ayaa sheegay in warbixinada la haleyo loga shakisanyahay in qarxaasi in uu ahaa mid ismiidaamin ah oo qofka uu is qarxiyay.

booliska ayaa haatan wada baaritaano arintaasi la xariira iyadoo ciidamada boolis ah ay isku gadaameen goobta uu qaraxaasi ka dhacay .

Dad goob jooga yaal aha ayaa somlairadio.net u xaqiijiyay in dad badan laga xirxiray aaga uu qaraxa ka dhacay.

Tani iyo intii ay ciidamada Kenya gudaha u galeen Somaliya waxaa kusoo badanaayay magaalooyiinka waaweyn ee kenya qaraxyo lagu eedeeyay inay ka dambeeyaan ururka Al-shabaab.  

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012