Mo Farax oo ku guuleystay orodka 10-kun Mitre
Views:99 | Sunday, August 5th, 2012 | By somaliradio

Orodyahanka Maxamed Faarax ee u orda dalka Ingariiska ayaa xalay si xarago leh u guuleystay tartanka orodka ee 10-kun ee Mitir ee Ciyaaraha Olpmpic-ada Aduunka,iagoona ku orday 27 daqiiqo oo kaliya.

Maxamed Faarax ayaa ah Oradyahan aad u firfircoon oo 29 jir ah, asal ahaana ka soo jeeda Soomaali ayaa xalay taariikh cusub u furay Dowladda Ingariiska kadib markii uu noqoday orodyahankii ugu horreeyey ee ka socdao dalka Ingariiska oo ku guuleesta tartanka orodka 10-kun ee mitir tan iyo sannadkii 1984tii.

Soomali farabadan iyo weliba dadka Reer Britain ayaa aad ugu farxay Guushii uu keenay Xalay Mo Farax,Isagoona noqan doonta Horyaalka Caalamka ee Ordka horyaalka caalamka ee orodka 5-kun iyo weliba kan 10-ka Kun ee uu Xalay Qaaday.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012