Xaguu ku dambeeyay Melas Zanawi.
Views:113 | Sunday, August 5th, 2012 | By somaliradio

Ilaa iyo markii uu soobaxay xanuunka raisul wazarihi wadanka Ethiopia melezanawi ayaa waxa sobaxayay warar is khilaafsan warbahinta mucaradka ee Ethiopia ayaa shegatay todobadki lasoo dhafay inu geriyoday melezanawi balse afhakenyaka addis ababa bereket simon ayaa gashanka kudhuftay shegashadaasi isago yidhi zanawi wuu cafimad qaba waxaana usocota dawayn.

khubarada siysada kafalota ayaa kumacneyay in zanawi usan nolay iyago sabab ugadhigay hadala, aantisa zanawi hadii unool yahay waxa uu kahadli lahaa warbaahinta balse taasi madhicin.

horaanti sanadkan waxa sidaas oo kale lasheegay inu geeriyoday madaxwaynaha wadanka Eritrea afaworki balse waxa uu sidagdaga ugadhay xarunta Tv ga qaranka ee wadankasi hadaba su,aashu waxay tahay maxa war looga wayay melezanawi.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012