Madaxweyne Shariif oo Xanaaq kaga baxay Shirka Saxiixayasha Road-Map ka.
Views:80 | Sunday, August 5th, 2012 | By somaliradio

Ilo ku dhow dhow shir maanta madaxda Soomaalida uga socday magaalada Nairobi ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu isaga baxay shirka.

Madaxweynaha ayaa u ambabaxay magaalada Muqdisho kaddib markii ay fashilmeen dadaallo lagu doonayay in lagu soo celiyo shirka.

Ka bixitaanka Shariif ayaa lagu sheegay in uu la xiriiro khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo iyo qaar ka mid ah madaxda kale ee Soomaalida ee shirka ka qeyb galeysay. Ilaa hadda lama garayo sababta rasmiga ah ee ka dambeysa khilaafka soo kala dhex galay madaxda.

Shirka oo ka socda Panari Hotel ee magaalada Nairobi ayaa daba socda shir shalay shanta saxiixayaal ee Roadmap-ka ay la qaateen xoghayaha arrimaha dibedda ee Maraykanka, Hillary Clinton.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012