Raiisul wasaaraha Syria oo Mucaaradka ku biiray.
Views:83 | Monday, August 6th, 2012 | By somaliraddio
Ra,isul wasarihii wadanka Syria farid hijad ayaa kubiray koxaha mucadka ah shegashada raisul wasaraha ayaa soo baxday kadib markii televiton ka dalkasi shaciyay in xilka laga qaday. masulkan ayaa socdal kutagay wadanka urdun oydaris yihin dalka Syria
Mr farid hijab aya yadhi waxa kudhawaqaya inan sitoosa ugu biray xogaga mucaradka ah waxana u,adkaysan wayay xasuuqa uu wado mamulka Syria waxa uuna intaas siraciyay laga bilabo manta waxan ahay askari amigo udagalami doona sharafta dadkayna kana soo horjeda mamulka basher al-asad Wararkale ayaa shaciyay in masulkan wadanka kabaxay.
Dhanka kale etri oo ah masul katirsan dawlada Syria aya yidhi majiran wax xila o laga qaday raisul wazaraha wana warar beenabuura.
Mr etri ayaa intasi raaciyay hadi ayjirto in uu farid baxaday waxa ay ahayd mid uu sii qorsheyay uguna tala galay inu kudhabar jabiyo dawlada Syria.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
