Berekat Simon oo warbahinta ku eedeeyay inay been ka sheegayaa xaladda Meles Zanawi.
Views:90 | Monday, August 6th, 2012 | By somaliraddio
Wasiir kushega war faafinta ee taliska addis ababa bereket simon ayaa ku ee deyay Tv ga Ethiopian settlate inay wadan probagando ay ku burburinayaan wadanka ninkan oo ahaa saxiibka koobad ee kt zanawi ayaa kucalacalay waxan kacodsanaya koxaha mucaradka ah ee Ethiopia inay joojiyaan khalkhalka iyo dhibatooyinka ay abuuraya.
bereket simon ayaa ahaan jiray nin sijees jeesa uga hadla war bahinta balse taniyo marki lawayay kt zanawi ayaa laga daremayay isbadal iyo in hadalkiisa uu kamuuqday niyad jab joogan.
Simon waxa kalu sikulul u,edeyay inay wadamada dibadu fara galin kuyahan dastuurka Ethiopia isagoyidhi wadanka anaga ayaa iskale ee lamaha umadkale inkastuuna magacaabin cida uu edaynayo balse hadana waxa loo fahmay in ee dayn tiisu kuwajahnayd wadamada reer galbeedka.
TV gan ayaa hor usheciyay geerida zanawi inkastoo xukuma addis ababa beenisay.
Dhaka kale kooxda TPLF ayaa isku maan dhaafsan cidii badalilahay mele zanawi.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
