Saraakiisha Al-shababka Ksimayo oo cabsi soo wajahday.
Views:81 | Wednesday, August 8th, 2012 | By somaliradio

Ciidamada dowlada,kuwa Raaskambooni oo garabsanaya Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay la wareegeen deegaanka lagu magacaabo Biibi oo 90km oo kaliya u jira magaalada Kismaayo,iyadoona Ciidamada Huwanta ah ay ku si siqayan Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Maleeshiyadii Kooxda Al-shabaab ee hore ugu sugnaa deegaankaas ay isaga baxeen sinabad gelyo ah ,kadib markii ay ka warheleen in ciidamada Huwanta ah ay ku soo wajahan yihiin. Magaaladaaasi.

Ciidamadii Kooxda Al-shabaab ee ka cararay deegaanka Biibi ayaa la sheegay in ay fariisimo cusub ka samaysteen deegaanka birta dheer oo 60km u jirta magaalada Kismaayo ayana inta u dhaxeyso cidna ka talin,taasoo Ciidamada Huwanta ah fursan u siineyso in ay so deg deg ah u gaaran Magaalada Kismaayo.

 

 

Illo ku suggan Magaaladda Muqdisho ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta Ogadentoday Press in la filayo Caawo Ciidamadda Cirka ee AMISOM soo gaareen Magaaladda Muqdisho wallow aan la sheegin Tiradoodda Dhabta ah. Diyaaradaha dagaalka ee qumaatiga u kaca ayaa la sheegay inay soo gaari doonaan Muqdisho waxaana ka caawinaya Arrimaha Mukhaabaraadka Dowladdo Reer Galbeedka ah oo adeegsanaya Diyaaradaha wax basaasa.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012