Ciidamada Amanka Kenya oo nin hubeysan kasoo qabtay xerada IFO2.
Views:81 | Wednesday, August 8th, 2012 | By somaliradio
Ciidanka amaanka wadanka kenya ee kusugan xerada IFO2 ayaa sakay ku guulaystay in ay gacanta kusoo dhigaan nin soomail ah kaas oo hubaysnaa kadib markii ay war ka heleen dadka deegaa kuwaas oo ku soo wargaliyay ciidanka ninka hubaysan kaas oo wayadan danbe fara ba’an ku hayay dadk kudhaqan xerada ifo2.
Ninka hubaysan ayaa waxa uu kamaid ahaa budhacada hubaysan ee falalka amaandarda ah kawaday xerayaha Dhabab isaga oo lasheegay xalay in uu fal dhac iyo boob isugjira u kagaystay xerada ifo2 kuwaas oo saakay raad qaaday ninkan kadib oogu tagay issag oo guri jiifa sidaas ayayna ciidankii kusoo wargliyeen oo aakhirkii ninkii ciidanka ayaa gacanta kusoo dhigay issga iyo qorigiisiba.
Amaanka xerayaha dhadhaab ayaa wadayadan danbe faraha kasii baxahayay iyada oo dadka kudhaqan xeryahaasi loo gaysto falal budhcadnimo oo ay kamid yihiin kufsi iyo boob hantiyadeed iyo waliba dil taas oo ay dadku aad ooga cowaday iyaga oo dowalada iyo lamaha amaanka ka codsaday in ay wax kaqabtaan dhibaatada amaan ee kajirta xeryaha Dhadhaab.
Ma ah markii oog horaysay ee ay ciidanka amaamku kusoo dhiagan gacanta budhcad hubaysan balse waaydanba waxay ciidanka kenya wadeen howlgalo ay nabada kusughayaan taas oo lagu soo qab qabtay dhowar qof oo hubaysan taas oo ay shacabku aad u soo dhaweeyeen.
mohamed bariuud huseen Somaliradio.net Xerada IFO
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
