Shariifka oo Sheegay inuusan jirin Musharax Hub qaadan karo.
Views:106 | Friday, August 10th, 2012 | By somaliradio
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya ayaa ugu baaqay Musharixiinta u tartamaya doorashada dalka in ay iska diiwan geliyaan laamaha Amaanka si loo sugo Amnigooda.
Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in Dowladdu ay diiyaar Utahay sugidda Amniga Musharixiinta, balse iyaguna lagadoonayo in aaney dhexgalin Ciidanka Dowladda
Waxaana uu tilmaamay in hadii ay Ciidan Ubaahdaan ay weydiistaan laamaha Amaanka
Dhanka kale waxaa uu baaq udiray Ciidamada Dowlada uu sheegay in laga doonayo in ay gutaaan waajibaadkooda kana fogaadaan Dadka doonaya in ay si gaar ah u Adeegsadaan sida uu sheegay.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Siyaasiyiinta Utaagan Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya laga doonayo in hadafkooda ay ku gaaraan wado nadiif ah ,waxaana uu sheegay in aan la,aqbali karin in Odayaasha laqarash gareeyo .
Shariif Shiikh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sheegay in uu soo dhaweynayo in uu xilka ,Madaxweynenimo uu isku soo sharxo Rai,sil Wasaaraha Xukuuumadda Soomaaliya oo uu sheegay markii horaba uu isga soo magacaabay farxadna ay Utahay inuu Isi soo sharxo
Sikastaba Muqdisho waxaa kasoconaya Olole Siyaasadeed kii ugu weynaa waxaana Musharixiinta ku loolamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya mid waliba uu raadinayaa kalsoonida Shacabka iyo Taageero uu kahelo Beesha Caalamka, Shacabka Soomaliyeedna waxa ay kawar sugayaan sida xaalku uu kusoo Dhamaado.
Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013
Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
23rd Jan 2013
Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
16th Oct 2012
Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012
Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.
8th Oct 2012
