Baydhabo oo howlaha Amni sugid ah ay ka wado dowladda.
Views:109 | Saturday, August 11th, 2012 | By somaliradio

Ciidamada dowladdaKMG ah Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in Magalaad Baydhabo ay ka bilaabeen howlgallo Balaaran oo lagu sugayo ammaanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Cidmada ayaa Howlgkooda ka bilaabay xaafadaha Isha iyo Horseed ee Magaalada Baydhabo,kuwaasi oo la sheegay in xilityadi iugu dambeeyay uu soo xumaanayay amaakooda.

Sarkaal sare o ka tirsan ciidamada Dowladda KMG ee howlgalka kawado magalada Baydhabo laguna Magcaabo Mahad Xuseen ayaa Warbaahinta uga warbixiyay howgalkii ugu dambeeyay ,isagoona sheegay in Howlkaaasi ay ku soo qabteenku dhawaad 10 ruux oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin Kooxda Al-Shabaab.

Mahad Xuseen ayaa sidoo kale sheegay in howlgalada lagu sugayo Amaanka ay sii socanayaa ilaa laga xaqiijiyo Amaanka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Shirka London iyo Muhimada uu Soomaalida ugu fadhiyo Warbixinta Ayaanle Hussein Abdi
  Inta aanu shirku furmin Talaadada soo socota, waxaa maalin kahor London soo gaaridoona Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo si rasmi ah ay isaga iyo raysil wasaare David Camaron u shir gudoomin doonaan madasha oo siwey 4th May 2013

Raiisul Wasaaraha Britain David Cameron ku baaqay afti in loo qaado xubinimada in Britain ay ka mid ahaato Midowga Yurub.
  23rd Jan 2013

Madaxweynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatey Wefdi Ka Socdey IGAD
  16th Oct 2012

Madaxweynaha Soomaaliya oo safakiisii ugu horeeyay ku aaday Uganda
Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay maanta u ambabaxay Dalka Uganda halkaasi oo uu kaga soo qeyb galayo munaasabada xuska 50 ee kasoo wareegatay markii xoriyada ay qaadatay D 8th Oct 2012

Ciidamada Dowlada oo ku wajahan Degmada Buurhakaba
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa inay kaabiga ku hayaan Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay halkaasi oo la sheegay inay isaga baxeen Alshabaab.   8th Oct 2012