
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (FEIT) ayaa guddoomiye u doortay Muuse Geelle Yuusuf (Faroole).
Muusee Geelle ayaa helay 14 cod, halka Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam oo la tartamayay uu helay 11 cod, sida ay ku dhawaaqeen guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka guddiga.
Muuse Geelle ayaa ka soo jeeda gobolka Bari, wuxuuna xilal kala duwan ka soo qabtay Puntland.
Leave a Reply