Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay doorashada 11ka Kursi oo ka mid ah Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya

Guddiga doorashada dawlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay doorashada 21 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyay doorashooda ayaa kala ah sidaan waxaana ku fadhiya magacyada Dadkaan oo kala ah:

Hop053-Farah Abdi

Hop064 Sahro Omar Maaclin

Hop012 Yusuf Hayle Jimcaalle

Hop049 Mustaf Shiikh Ali Duhulow

Hop096- Abdiaziz Elmi Ali Aarsade

Hop248 Mohamed Ahmed Abtidoon

Hop81- Maryan Cariif Qassim Hop#139 Cabdixakiin Macalin Axmed

Hop025 Naciima Mohamed Gacal

Hop055 Zakariye Hassan Sheikh Ali

Hop147 Mahad Maxamed Salaad

Hop007 Cabdullahi Farah

Hop137 Sadiq Abdikraim Haji Ibrahim

Hop138 Sacid Nuur Qayliey Gariish

Hop040 Nadiifa Farah

Hop-048 Cabdullaahi Gaafow Mahamuud

Hop071- Abdisabir Nuur Shuriye Xaysow

Hop089- Cabdi Shire Jamac

Hop051- Hassan Moallim Mohamud Sh. Ali-

Hop035 Mohamed Abdulle Farah

Hop061 Abdiwelli Mohamed Qanyare

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*