
Doorasho maanta ka dhacday Magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubada Hoose waxaa lagu doortay 6 kursi oo ka tirsan kuraasta Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanada la doortay ayaa kala ah:
Xildhibaan Cabdinuur Cali Aadan oo uu ku guuleystay kursiga HOP#028
Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim oo uu ku guuleeystay kursiga HOP#111
Xildhibaan Asad Cabdirisaaq Maxamed oo uu ku guuleeystay kursiga HOP#120
Xildhibaan Cumar ibraahim Xaashi oo uu ku guuleystay kursiga HOP#114
Xildhibaan Maxamed Sheikh Nuur cismaanoo uu ku guuleeystay kursiga HOP#107.
Xildhibaan Dr, Siciid Maxamed Cali oo uu ku guuleeystay kursiga HOP#093
Gudiyada doorashada Maamulada Jubland iyo Puntland ayaa wada qayb ka ah maamulada la doonayo in ay dar dargeliyaan kuraasta Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya
Leave a Reply