
Golaha Wasiirrada XFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka ONLF u aqoonsaday urur agagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia, tallaabadaas oo goluhu isku u codeeyay in ay ahayd khalad
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa kal hore Liiska Waxa loogu yeero Argagixisada ku dartay Jabhada ONLF oo uu ka tirsan yahay Qalbi Dhagax sidoo kalena loo gacan geliyay dawlada itoobya balse markii dambe xoriyadiisa dib u helay .
Leave a Reply