
Golaha wakiillada Somaliland ayaa meel mariyey Xeerka xakamaynta iyo la dagaallanka tahriibka iyo ka ganacsiga dadka.
Xeerka ayaa loo gudbinayaa madaxweynanaha Somaliland Muuse biixi si uu u ansixiyo xeerkaan.
Maamulka Somaliland ayaa ka mid ah maammulada Dhaqan geliyay ka hortaga Tahriibta iaydoo dhalinyaro badan oo Somaliland ka soo jeeda ay ku xiran yihiin xabsiyada Dalka Liibiya halkaas oo ay ku dhibaateysan yihiin.
Leave a Reply