3 Kursi oo Maanta lagu doortay Magaalada Kismaayo

Doorashada 3 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta lagu qabty Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Xildhibaankii koowaad maanta la doortayayaa ah , Xasan Xuseen Maxamed waxana uu ku guuleystay doorashada kursiga HSumadiisa ay tahay HOP#126 waxa uu helay 74-cod halka Musharraxii la tartamayay ee ah C/raxmaan Macalin Xuseen  uu isagana  helay 21-cod waxaa halaabay 5 cod.

Sidoo kale Axmed Aadan Axmed ayaa ku guulaystay kursiga Hop127 waxana  uu  helay  coadad gaaray 84 Cod halka Musharaxa la tartamayay uu helay 16-cod, waxaa sidoo kale xildhibaannada guuleystay ka mid ah Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo cod gacan taag ah ku Guleystay  kursiga tirsigiisu yahay #HOP118

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*