Sarkaal lagu dilay Magaalada Boosaaso

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dileen Taliyihii hore ee Kaantaroolka Boosaaso, oo lagu magacaabayay Barkhad Guduudane Buryar.

Saraakiisha Amniga ee Puntland ayaa Xaqiijiyay dilka sarekaalka loo geystay waxana in kooxihii dilka geystay ay baxsadeen.

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobiolka bari ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka dhacayay Falal Amni darro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*