doorashada 5 kursi oo ka socota M/ Baydhabo

Doorashada 5 kursi oo ka tirsan kuraasta Golaha shacabka ayaa hadda ka socota magaalada baydhabo

Waxaa la dooranayaa kuraasta kala ah:

1: HOP#

188 2:

HOP# 185

3: HOP#175

4: HOP#

5: HOP# 177

Gudiga doorashada Koofur galbeed ayaa dar daragelinaya doorashada Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*