Xildhibaano maat lagu dooray Magaalada Jowhar

Doorasho maanta ka dhacday magaalada jowhar ayaa waxaa lagu doortay ilaa 6 Xildhibaan

Waxaana ku soo baxay doorashadii maanta ka dhacday Jowhar xildhibaanada kala ah:

Yuusuf Ibraahim Afrax oo loo yaqaano (Kabaale) ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-033 ee Xubinnimada Golaha Shacabka BFS isagoo helay codad gaaraya 69-cod halka musharaxii la tartamayay Maxamed Xuseen Sabriye uu heley 22 -cod,Waxaa halaabay 6-cod.

https://338c5bce4378ad05f2cd4c5f69cca03e.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Kabaal oo ahaa xildhibaankii ugu horeeyey ee deegaan ahaan doorashadiisa Hirshabelle kasoo baxa,isagoo kursiga loo xiray.

Xildhibaan Farxiyo Maxamuud Dhaqane Ayaa ku guuleestay Doorashada kursiga hop052 kadib doorasho dhib badan aysan umarin oo ay gashay.

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Cumar Ceemooy oo ku guuleestay Doorashada kursiga Hop005 Ayaa umahadceliyey Ergada Dooratay.

Guusha Ceymooy Wasiirka Beeraha Hirshabelle ayaa la sheegay in ergada codka siisay ahaayeen dhalinyaro kabaha caseeya magaalada jowhar oo loo soo xiray afxirka (Face mask),sida ay xaqiijiyeen wariyeyaal iyo nabadoono laga soo ceeriyey hoolka doorashada.

Wasiir ceymooy & Kuraasta kale ee maanta lagu doortay Jowhar ayaa mar kale difaacday Golaha Shacabka Soomaaliya.

Xildhibaan Khadija maxamed Diiriye ayaa Iyana la doortay .

Sidoo kale maxamud maxamed Jimcaale sey sey ayaa isna ku guuleystay kursiga hop098

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*