
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga dalka oo gaaray magaalada Baladweyne
Wafdi uu hogaaminayey Taliyaha Ciidamada Lugta ee Xoogga dalka ee Soomaaliyeed, jeneral Maxamed Tahliil Biixi ayaa goordhow Soo gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. […]