
Gudiga doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay Magacyada Odyaasha iyo bulshada raydid ka ah ee soo xulaya Ergooyinka
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland waxa ay Shaaciyeen Odayaasha iyo xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulayaa ergooyinka.