SOMALI RADIO ONAIR
  • Home
  • wararka

Month: February 2022

Dhageyso :Dibad bax Maanta ka dhacay Degmada balad Xaawo ee gobolka Gedo

February 28, 2022 nuxur wararka 0

Shacabka ku nool degmada  Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa maanta dhigay Banaanbax balaaran kaas oo ka dhacay Xuduuda Baladxaawo ay la wadaagto Degmada Mandheera ee […]

Kulamo Lagu dhex dhexaadinayo madaxweynaha Puntland iyo Agaasimihii Xilka laga qaaday ee PSFta oo ka socda magaalada Boosaaso

February 28, 2022 nuxur wararka 0

Wararka  ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo laysugu keenayo Hogaanka PSF iyo madaxda maamulka Puntland. https://e1f3244eab9b2cb2780188b82a500ba3.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo […]

Maamul Cusub oo loo magacaabay Magaalada Baydhabo

February 28, 2022 nuxur wararka 0

Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mohamed Abuukar Cabdi ayaa xilkii ka qaaday Maamulkii Magalaada Baydhabo ee […]

Gudiga doorashooyinka oo Koofur galbeed oo shaaciyay doorashda 6 Kursi

February 28, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga horay u shaaciyay in la […]

Ra’iisal Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Wafdi ka socda Midowga Afrika

February 27, 2022 nuxur wararka 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddoomiyaha Arrimaha Siyaasadda Amniga iyo Nabadgelyada ee Midowga Afrika Danjire Bankole Adeoye oo booqasho ku jooga […]

Xog: Madaxweynaha Puntland oo safar ugu Ambabaxya Dalalka kenya iyo Imaaraadka carabta

February 27, 2022 nuxur wararka 0

Ilo Xog ogaal ah oo ku dhaw Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu dhowaan u baxayo safar dibadda . Ilo wareedyada ayaa […]

Gudiga doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyay doorashada Afar Kursi

February 27, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo doorashadoodu la qabandoono isbuucan. Kuraasta […]

Qaar ka mid ah Kuraasta Golaha shacabka oo maanta doorashooda ay ka dhacday magaalada baladweyne

February 27, 2022 nuxur wararka 0

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la […]

Qaraxyo Xooggan oo laga maqlay Magaalada Kyiv ee caasimada dalka Ukrain

February 26, 2022 nuxur wararka 0

Qaraxyo dhowr ah ayaa hadda laga maqlay magaalada Kyiv, halkaasoo ay hadda ka socdaan duqeymo xooggan. Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in 18,000 oo qoryaha daran […]

Gudiga doorashada Hirshabeele oo soo bandhigay 11 Kursi oo Beri la dooranayo

February 26, 2022 nuxur wararka 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban heer Dowlad-Goboleed ee hirShabeelle ayaa soo gudbiyay 11 kursi oo ah qaybta labaad ee Deegaan Doorashadoodu tahay Magaalada Baladweyne Xarunta Gobolka […]

Posts navigation

1 2 … 11 »

Recent Posts

  • Dhageyso: Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ku baaqay in laga Faa’ideeysto Bisha Ramadaan
  • Gudoomiyaha Xisbiga SAMO oo ka soo horjeestay Magaca Urur looga dhawaaqay M/Muqdisho
  • Ciidanka Ruushka oo Duqayn ku dilay Haweeney Umul ahayd iyo Canugeeda
  • Gudiga doorashooyinka Galmudug oo shaaciyay 4 kursi
  • Taliyaha Ciidanka Booliska oo gaaray Magaalada Baydhabo

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes