Gudig Qoondada haweenka oo digniin soo saaray

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu horey u magacaabay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay doorashada socota ee Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo digniin culus kasoo saaray boobka lagu hayo kuraasta Baarlamaanka.

Gudiga ayaa sheegay inay ka digayaan in la boobo kuraasta loo qorsheeyey haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale Gudiga intaasi ku daray inay dacwad ay  ka gudbin doonaan kuraasta dumarka ee la boobayo, haddii aan wax laga qaban , inta ay socoto doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*