Maleeshiyo dulaantay Degmada Balan bale

 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay qaybo ka mid gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya, kaas oo u dhexeeyey laba maleeshiyo Beeleed.

Dagaalka ayaa ka qarxay duleedka koonfureed ee degmada Balanbale ee gobolka Galagaduud, waxaana intii uu socday la’isku adegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya in hor imaadku uu dhex maray laba maleeshiyo Beeleed oo muddo isku hayey arrimo la xiriira dhul qaaqsin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*