
Doorashada Afar Kursi oo ka mid ah kuraasta Gobolaha shacabka ee ee goblada waqooyi ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kuraasta la doortay ayaa kala ah :
1-Xildhibaan Maxamed Cali Xagaa
2- Saynab Maxamed Caamir
3- Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore.
4- C/Raxmaan Maxamed Cuma
Leave a Reply