Wafdi ka socda dawlada Federaalka oo shir uga qayb galaya dalka Itoonbiya

Wasiirka arrimaha dibadda XFS   Cabdi saciid Muuse Cali iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia uga qeyb galay Xafladda Furitaanka Shirweynaha 40-aad ee golaha fulinta Midowga Afrika.

Shirkaan oo looga hadlayo muddada uu socdo arrimo badan oo muhiimad gaar ah u leh Qaaradda Afrika ayaa maanta waxaa ka qeyb galay furitaankiisa Wasiirada arrimaha dibadda dalalka Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*