Doorashada Afar Kursi oo maanta lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb

Doorashada 4 Kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta Maamulka Galmudug

Doorashadii maanta waxaa ku tartamay 12 Musharax waxaase ku guulestay Musharrixiinta kala ah:

Xuseen Maxamed Nuur, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo Dayax Axmed Cumar.

Doorashooyinka golaha shacabka ayaa haatan ku socda sidii loogu tala galay, waxaana lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyo muddadii loo cayimay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*