
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun ku ridday nin ku eedaysan dilka marxuum Bootaan Cawl oo Garoowe lagu dilay 30/9/2021.
Maxkamadda ayaa dil toogasho ayaa Xukun dil Toogasho ah ku ridday Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) oo loo haysto dilka marxuum Bootaan oo ka tirsanaa hay’adda PMPF.
Xukunka maanta lagu riday Cabdulqaadir Muuse Afdheere ayaa ah mid hore ay go’aan uga gaartay maxkamada Racfaanka Puntland.
Leave a Reply