Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta gaaray magaalada Baladweyne

Madaxweynaha Dawlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen Guudlaawe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baladweyen ee Xarunta Gobalka Hiraan, halkaas oo lagu soo dhoweeyay.

Wafdiga uu hoggaaminayay madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed, qaar ka mid ah maamulka Gobalka Hiiraan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Socdaalka uu madaxweyne Cali Guudaalwe ku tagay.

Socdaalka maanta uu magaalada Baladweyne ku tagay madaxweynaha Hirshabeele ayaa ku soo aadeysa Xilli halkaas ay ka Taagneyd xiisad ka dhalatay Safarka maanta uu ku aaday magaaladaasi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*