RW Rooble oo qaabilay Wafdi ka socda dawlada UK

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda UK u qaabilsan ka hortagga Macluusha iyo Arrimaha Bani’aadminimada Nick Dyer oo uu kala hadlay sidii gurmad loola gaari lahaa dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameynta ku yeelatay.

Dawlada Uk ayaa ka mid ah Wadamada Taageera Soomaaliya Soomaaliya islamarlamarkaana ay dooneyso dawlada Uk  in ay ka qayb qaadato Gurmadka la gaarsiinaayo dadka Abaaraha ay ku saameeyeen gobolada dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*