Ra’iisal Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad

Ra’iisul Wasaaraha iyo safiirka ay ka wada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii horumarin lahaa, waxa ay sidokale ka wada hadleyn xaaladda abaarta ka jirta Soomaaliya iyo sidii dowladda Sacuudigu uga qeyb qaadan lahayd gurmad lala soo gaaro dadka Soomaaliyeed ee abaartu saameysay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*