
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#263
Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
1. Musharax xildhibaan ,mudane Muuse Siciid Jaamac
2. Musharax Xildhibaan, Marwo, Khadra Cabdi Maxamed
Musharax Xildhibaan Khadra Cabdi Maxamed ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.
Musharax Muuse Siciid Jaamac ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 101 Ergay, waxa uuna helay dhamaan codkii ergada oo dhanaa 101
Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#263 Muuse Cabdi Maxamed
Leave a Reply