Doorashada Kuraas ka mid ah Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baraawe

Guddiga doorashada kuraasta Golaha shacabka ee Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraas ka mid ah Golaha shacabka  baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya

Gudiga ayaa shaaciyay kuraasta kala ah:

1: Hop#173

2: Hop#155

3: Hop#150

4: Hop#160

5:Hop#250

6:Hop#080

Magaalada Baraawe ayaa shalay waxaa lagu qabtay doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*