
Wararka ka imaanaya Isgyska Ceelgaabta ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Barqanimadii maanta uu ka dhacay Qarax Xoogan
Qaraxa ayaa dhacay Abaare 10:30 barqanimo ee maanta waxaana lala eegtay sida wararku ay sheegayan Gaadiid ay wateen Ergada dooraneysa kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland oo doorashadooda ay ka dhacay magaalada Muqdisho
Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in qof walxaha qarxa isku soo xiray uu is qarxiyay lamana oga khasaaraha ka dhashay qaraxaasi.
Leave a Reply