
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyaykulan Golaha Wadatashiga Qaranku ku yeesheen habka fogaan aragga oo looga hadlay dhammeystirka howlaha doorashooyinka, xaaladda amniga iyo sidii wax looga qaban lahaa abaaraha ka jira dalka .
Kulanka uu Mareegta Internetka uu kula yeeshay Ra’iisal Wasaare Rooble madaxda Golaha watashiga qaran ayaa ku soo beegmaya Xilli doorashada Kuraasta Golaha shacabka baarlaamnaka Soomaaliya ay si Habsimi leh uga socoto Magaalada Muqdisho iyodegaanada Dawlad Goboleedyada Dalka .
Leave a Reply