Ra’iisal Wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Dawlada Maraykanaka u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaararaha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay. Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labad dal, dhammeystirka doorashooyinka dalka, Amniga iyo la dagaallanka argagixisada iyo kaalinta Mareykanka ee wax ka qabashada abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*