Cali Yare oo loo diiday in Raaco diyaarad uu ku tagi lahaa magaalada Dhuusamareeb

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare) ayaa ka hadlay sababta maanta uu uga baaqday safar uu ku tegi lahaa Guriceel.

Warar Warbaahinta ay qaarkood daabaceen ayey ku sheegeen in la hor istaagay maanta markii cali yare uu dhoofi lahaa,balse warkaas waa uu beeniyey.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu Cali Yare ku sheegay in aysan jirin Nabad sugida ciidamo katirsan maanta udiideen inuu ka dhoofo garoonka diyaarda Muqdisho.

Cali Yare ayaa xaqiijiyey in Madaxweyne qoor qoor uu lasoo xiriiray Hay’ada NISA kana codsaday in diyaarad aan raaci lahaa la hor istaago

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*