Xubno Cusub oo loo Magacaabay Gudiga doorashooyinka Heer Federaal

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis Aadam, halka uu xoghayihii hore mudane, Cabdishakuur Daa’uud Maxamed u magacaabay xubin ka mid ah guddi hoosaadka hawlgalka doorashooyinka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*