Ciidamo Jirdil u geystay Wariyaal ka Hawgala Muqdisho

Qaar ka mid ah wariyaasha ka Hawlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta dhibaatooyin kala kulmay Ciidamada Booliska sida gaarka ah u Tababaran ee Haramcad.

Wariyayaashaan oo ka hawlgala Qaar kamid ah Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga Kaxda Halkaasi oo Xalay ay Alshabaab Weeraar ku Qaadeen Ayaa Jirdil iyo Xarig loogu Geystay Degmada Kaxda .

Ciidamada Haramcad ayaa jirdil u geystay wariyayaashaan xili ay ku guda jireen hawlahooda shaqo waxaana sida sawirka ka aragtaan boga lo dhigay dhulka inta shaararka laga siibay iyado qoraxdu kulushahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*